963 Views

Xukuumadda Soomaaliya & bahda Deeqa bixiyayaasha Mashruuca GPE oo kulan yeeshay

Xukuumadda Soomaaliya & bahda Deeqa bixiyayaasha Mashruuca GPE oo kulan yeeshay
____________________________________________________________________________

Wasiirka Wasaaradda waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta  ayaa Alladda fogaan araga (ZOOM) kula kulmay bahda Deeqa bixiyayaasha Mashruuca  GPE.

Wasiir Cabdullahi Abuukar Xaaji & bahda deeq bixiyayaasha mashruuca GPE ayaa waxaa ay kawada hadleen sii adkeynta wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac ee dhanka adeegyada waxbarshada  gaar ahaan mashruuca GPE.

Sidoo kale Wasiirka, deeq bixiyayaasha mashruuca GPE waxay kawada hadleyn qorsheynta wajiga 2aad ee mashruuca GPE.

Waxaa shaqa wanaagsan laga qabtay sanadahii u danbeeyay wada shaqeynta ka dhaxeysa Wasaaradda Waxbarshada iyo taagerayaasha Caalamka ee waxbarashada Somalia ayuu yiri” Wasiirka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post