426 Views

Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay

Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay  Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay
____________________________________________________________________________

Talaado: April 12, 2022

Maleeshiyaad hubeysan ayaa bartamaha Caabudwaaq kudilay qof shacab ah, iyagoo dhaawacey labo kale oo la dhigey isbitaalada Magaaladaasi. Falkan ayaa la xiriira aano qabiil.

Geeri xanuun badan oo ka dhacday Cabudwaq
ilaahay ha unaxariisto 2aad dhalinyaradda ah ee Sawiradiidu Hoos ka Muuqdaan
oo goordhow lagu diley Gudaha magaladda

waa dilkii shanaad oo ka Dhaca Cabudwaaq Isbuucaan.

Dablaydii falkaan Gaystay ayaa Ka baxsaday Goobta waxaana laamaha amaanku ay Ku Raad-joogaa Dadkii Dhibka Gaystay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post