675 Views

300 qof oo ku geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay waddanka Haiti

300 qof oo ku  geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay waddanka Haiti
____________________________________________________________________________

.

Axad: August 15, 2021

 In ka badan 300 oo qof ayaa geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay waddanka Haiti.

Madaxa Hay’adda Badbaadada Rayidka ee dalkaasi, Jerry Chandler ayaa sheegay in la xaqiijiyey in ay 304 qof ku geeriyootay dhul-gariirkaasi, halka ay ugu yaraan 1,800 oo kalena ku dhaawcmeen.

Mas’uulkan oo xalay la hadlay Suxufiyiinta waxa uu tilmaamay in ay 160 dhimasho laga soo weriyey Waaxda Koonfureed ee Haiti, 42 dhimasho oo ka dhacday Nippes oo keliya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post