1641 Views

Gudoomiye Cumar Filish oo kormeerey waddooyinka Muqdisho oo fatahaaduhu gooyeen

Gudoomiye Cumar Filish oo kormeerey waddooyinka Muqdisho oo  fatahaaduhu gooyeen
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 4, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeay qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho, oo ay kusoo fatahmeen biyo aad u tiro badan, oo ka dhashey roobab maalmahanba ka da’ayey magaalada.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay inay dayac tirayan Wadooyinka Robabka waxyeleyen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post