948 Views

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho |  September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee tababarka habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha ka furay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Tababarka ayaa waxaa ka faa’ideysanaya 25 suxufi oo isugu jira wiilal iyo gabdho, kuwaas oo ka Shaqeeya Warbaahinada kala duwan ee kuyaal Magaalada Kismaayo.

Tababarkan oo socon doona saddex maalmood ayaa waxaa taageertay hay’adda Mareykanka National Endowment for Democracy.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post