738 Views

Murashax madaxweyne oo Afrikaan ah oo diiddan in laga ganacsado dharka laga dhintay

Murashax madaxweyne oo Afrikaan ah oo diiddan in laga ganacsado dharka laga dhintay
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 8, 2022

“Dadka Kenyaanka ah waa in ay dharkeeda kU sameysaa gudaha dalka halkii ay dibadda ka keeni lahaayeen dhar “ay xirteen dadka dhintay”, ayuu yiri mid ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad doorashadii madaxtinimada ee Ogosto ee Raila Odinga.

Raila Odinga, oo hogaaminaya isbahaysiga Azimio la Umoja, ayaa ballan qaaday inuu sare u qaadi doono wax soo saarka shirkadaha dharka sameeya haddii la doorto.

Raila Odinga oo siidoo kale sheegay in uu qorsheheynayo in gudaha Kenya lagu sameeyo “dharka sida, suudadka iyo wixii la mid ah”

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post