885 Views

Dowladda Britain oo sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin doonto tiro

Dowladda Britain oo  sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin doonto tiro
____________________________________________________________________________


Isniin: September 27, 2021

Dowladda Britain ayaa sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin doonto tiro xaddidan oo shaqaalaha gaadiidka ah oo dalka dibaddiisa ka imaanaya si wax looga qabto cunno yaraanta ay sababtay yaraanta dawarallada kaxeeya gawaarida xamuulka.

Balse keliya shan kun oo dal ku gal ah ayay dowladdu soo saari doontaa, inkastoo khubarradu ay sheegayaan in loo baahan tiro intaas ka badan oo shaqaale ajaanib ah oo ka shaqeeya warshadaha digaagga.

Haddaba Saciid Maxamuud Cali Geelle oo deggan magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska ayaa arrintaas uga warramay Samiiro Cabdullaahi Jaamac.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post