1254 Views

Maleshiyadakii isku hor fadhiyay Deegaanka Xananbuure oo la kala qaaday saakay

Maleshiyadakii isku hor fadhiyay Deegaanka  Xananbuure oo la kala qaaday saakay
____________________________________________________________________________

Isniin: September 27, 2021

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaaladda ay degan tahay

Wararka ayaa sheegaya in la kala qaaday maleeshiyo beeleedkaasi oo muddo lagu dhex jiray islamarkaana is horfadhiyay, iyagoo ku kala sugan qeybo ka mid ah deegaanka Xananbuure.

Sidoo kale Ciidamo ka tirsan kuwa xooogga gaar ahaan Gor-gor ayaa lagu wareejiyay goobihii ay isku hor fadhiyeen Labada Maleeshiyo beeleed, kuwaa oo sugaya ammaanka goobta si guud.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post