1032 Views

shacabka reer Scotland ah oo dibadbax ku muujinaya in ay doonayaan in ay ka baxaan Booqortooyada Britain.

shacabka  reer Scotland ah oo  dibadbax ku muujinaya in ay doonayaan in ay ka baxaan Booqortooyada Britain.
____________________________________________________________________________

Isniin: September 27, 2021

Kumanaan kun oo qof oo reer Scotland ah ayaa sameeyey dibadbax ay ku muujinayaan in ay doonayaan in ay ka baxaan Booqortooyada Britain.

Dhinaca kalena, wasiirada koowaad ee mandaqadda Scotland oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ay wax badani isbedeleen.

Sidoo kale waxay sheegtay  tan iyo wixii ka danbeeyey markii aftida dadka gobolkaas laga qaadey sannadkii 2004-tii, oo ay markaas ay u codeeyeen in ay qayb kasii ahaadaan Britain.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post