867 Views
____________________________________________________________________________

Banaabax looga soo hor jeedo Iibinta  hilibka Dameeraha oo ka dhacay Buulo Burde

Wararka ka imaanayo Magaalada Buul Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi oo manta ka dhacay Banaabax.

Banaanbaxaan ayaa  looga soo horjeedo Sida ay dadka sheegen hilibka Dameeraha oo si qarsoodi ah loogu iibinayey kawaanka Magaaladaasi.

Sidoo kale dadweyne Careeysan ayaa is kugu soo baxay wadooyinka Magaalada iyagoona  ku dalbanayey in wax laga qabto arintan ku aadan hilibka Dameeraha. ila iyo hada Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada kama aysan hadlen arintan.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post