1533 Views

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, pril 02, 2021–Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad laha ah ee IMF iyo World Bank oo ay ka soo qeyb galeen dhammaan Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Carabta, kaasi oo socon doona muddo Todobaad ah.

Wasiirka Maaliyadda ayaa si gaar ah shir ula yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka ee Qaaradda Afrika Hafez Ghanem iyo Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim.

Wasiir Beyle ayaa yiri “Shirkeena waxa aan diiradda ku saarnay arimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha,  dhameystirka hanaanka deyn Cafinta iyo saameynta COVID-19.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post