1899 Views

Cabdi Casiis Lafatgareen Mas’uul Mudan Madaxtinimada Koonfur Galbeed !!!!

Cabdi Casiis Lafatgareen Mas’uul Mudan Madaxtinimada Koonfur Galbeed  !!!!
____________________________________________________________________________

Baydhabo | QOL | Noveember 25, 2018 –Masharaxa Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane  Cabdicazii Xassan Madxmed  Lafatagareen Oo Musharax Kaliyah Ee Kalsoonida Ugu Badan Kahaysata Xildhibaanda Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Shacabkiisa Ayaa La’aaminsanayahay Hadii Uu Qabto Xilkaasi In Uu Waxbadan Kabadali Doono Maamulka Koonfur Galbeed

Musharax Cabdi Casiis ayaa ah Masuul Danqasho  Mudan Durba Markii Uu Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Wax Uu U Istaagay Gar-Gaarista Shacabaka Tabaalaysan Ee Maamulka Iyo Dhagaysiga Waxagaradaka Iyo Dhalinyarada Koonfur Galbeed

Musharax Madxweyne Ee Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis  Ayaa Inta Badan Markii Uu Hadalayo Sheega In Midnimada Maamulka Koonfur Galbeed Ay Muqdastahay Isgana Uu Utaagan Yahay Midayanata Shacabaka Maamulkuusana Uu Noqdo Maamul Kudayasho Mudan Hadii Uu Mar Majaha Uqabato Maamulkaasi

5-Desmber Ayaa Lagu Madalanyahay In Matalayaasha Shacabaka Koonfur Galbeed Ay Doortaan Masuulkii Ku Haboonaa Madxtinimada Maamulkaasi


 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment