2655 Views

Sawiro:-Wasiir Xoosh Oo Gaaray Magalada Baydhabo

Sawiro:-Wasiir Xoosh Oo Gaaray Magalada  Baydhabo
____________________________________________________________________________

 Baydhabo | QOL | March 14, 2018 —Wasiirka Dastuurka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa goor dhaw waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed.

C/raxmaan Xoosh Jabriil iyo Wafdigii la socday, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay madaxtooyadda.

Ujeedka safarka Wasiir Xoosh uu ku tagay Magaalada Baydhabo, ayaa wuxuu la xiriira qorshaha dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe Wasaaradda ay kala tashaneysay shacabka ku nool dowlad Goboledyada.

Koonfur Galbeed ayaa dhawaan sheegtay inay xiriirka u jartay Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya, kadib markii wada shaqeyn xumo ay ka tabteen.

z1 z2  z3z4

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo 

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment