984 Views

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Doxa ee Qatar oo Booqday Xarunta Bandhigga Difaaca Badaha Caalamiga ah.

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Doxa ee Qatar oo  Booqday Xarunta Bandhigga Difaaca Badaha Caalamiga ah.
____________________________________________________________________________



Talaado: March 22, 2022

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxmed Nuur iyo Xubno kale oo qeyb ka ah Wafdiga Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda Dowladda Qatar ayaa Booqday Bandhigga Difaaca Badaha Caalamiga ah ee Doxa (Demdex 2022).

Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa warbiixno ka dhageystay Madaxda xarunta ay booqdeen, waxaana ay soo kormeereen qeybaha kala duwan ee xarunta Difaaca.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post