744 Views

Roobab Xoogan oo ka Da,ay Magaalada Dhuusamareeb

Roobab Xoogan oo ka Da,ay Magaalada Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Isniin: April 18, 2022

Magaalada Dhusamareb iyo Hareeriheeda  waxaa Xalay ka Da,ay   Roob Xoogan Allaa Mahada iska leh oo Ummada Kuleylkii ka qaaday.

Shalay ayey Hayd Markii la sameeyey Banaanbaxa Roobdoonta ah Alla Barigana la sameeyey waxaa xusid Mudan in Shalay Heer-kulka Magaaladu ahaa Mid sareeya.

Abaar Ba.aan ahaa Ka Jirta Guud ahaan Deegaanada Galmudug maamlmihii Lasoo Dhaafay Dadka Iyo Duunyada ayaana si wan ugu Diirsaday Robabkaan.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post