771 Views

Taliyaha ciidanka Boliiska oo kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan

Taliyaha ciidanka Boliiska oo  kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan
____________________________________________________________________________


Sabti: October 30, 2021

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan.

Taliyaha ayaa warbixin ku saabsan habsami usocodka shaqada hay’addani u hayso bulshada ka dhageystay hogaanka CID, waxaana uu kula dardaarmay in la laba jibaaro shaqada Qaranka.

Sidoo kale Taliye Xijaar ayaa waxaa ku wehliyay kormeerkiisa saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyed.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post