756 Views

War deg deg ah: Cabdi xaashi oo Noqday Senetarkii ugu horeeyay ee Gobolada Waqooyi oo Cod gacan taag ah ku soo baxa

War deg deg ah: Cabdi xaashi  oo Noqday Senetarkii ugu horeeyay ee Gobolada Waqooyi oo Cod gacan taag ah ku soo baxa
____________________________________________________________________________

.

Arbaco: September 29, 2021

Gudoomiyihii hore ee Aqalka Sare Seneter Cabdi  xaashi Cabdullaahi ayaa noqday Seneterkii ugu horeeyay ee Noqda Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

Siciid Cumar Xuseen oo ahaa musharaxa la tartamayay Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa iska Casil. Waxaana Cod gacan taag ah loogu Codeeyay Cabdi xaashi.

Cabdi xaashi ayaa waxaa u codeeyay Ergo gaaraysa 46 ka tirsan wax garadka GoboladaWaqooyi, taas ayuu waxa uu ku Noqonayaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka soo baxa Seneterada Gobolada Waqooyi

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post