648 Views

Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo maamulka galmudug oo ku tilmaamay been abuur.

Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo maamulka galmudug oo ku tilmaamay been abuur.
____________________________________________________________________________

.

Axad: October 3, 2021


Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlusuna uu la hadlay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca.

Shaakir ayaa kula dar-daarmay mar uu la hadlayay aan ciidamada Ahlu Sunna inay markale u diyaar garoobaan howl-gallo cusub oo ka bilaabanayo gobollada dhexe dalka.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in muhiimadooda koowaad ay tahay sidii Al-Shabaab looga xoreyn lahaa deegaanadaasi.

https://9bcc63a865589af17d18a887c5bb296f.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Maamulka Galmudug ayaa arintaas ku tilmaamay banaanayn lagu baneysanayo dhiiga Ciidamada Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay Dagaalo ay dhex  mareen Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusuna.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post