813 Views

Milateriga Kenya iyo oo billaabay inay gargaar cunto gaar siiyaan gobolka Waqooyi-bari Kenya

Milateriga Kenya iyo  oo billaabay inay gargaar cunto gaar siiyaan gobolka Waqooyi-bari Kenya
____________________________________________________________________________

Sabti: October 9, 2021

Wararka ka imaanaya Kenya gaar ahaan waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto abaar xoogan oo saamaysay dadka iyo Duunyada.

Wararka ka imaanaya Deegaankaas ayaa sheegaya in Milateriga Kenya iyo hay’adaha samafalka ay billaabeen  inay gargaar cunto iyo tallaalka xoolaha u fidiyaan dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi-bari.

Wararka ayaa sheegaya in gobolka Waqooyi-bari  ay bilihii la soo dhaafay ay ka jireen abaaro xoogan oo saameeyay dadka iyo Deegaanka halkaas ku Nool.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post