525 Views

Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay

Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay
____________________________________________________________________________

Isniin: November 1, 2021

Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa maanta Magaalada Garoowe ugu qeyb galaya tababar ku saabsan Maaraynta mashaariicda.

Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’adda UNDP ayna ka soo qeyb galeen Dhammaan dowlaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka kaas oo socon doona muddo saddex cisho ah.

UNDP ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug kala shaqaysa laba mashruuc oo waaweyn kusaas oo kala ah Mashruuca JPLG iyo REFs.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post