825 Views

Gudoomiyaha Juventus, Andrea Agnelli, oo ka mid ahaa raggii soo hindisay tartanka goonnida ah ee European Super Luague

Gudoomiyaha  Juventus, Andrea Agnelli, oo ka mid ahaa raggii soo hindisay tartanka goonnida ah ee European Super Luague
____________________________________________________________________________

 April 21-2021

Gudoomiyaha kooxda kubadda cagta ee ka dhisan waddanka Talyaaniga ee Juventus, Andrea Agnelli, oo ka mid ahaa raggii soo hindisay tartanka goonnida ah ee European Super Luague, ayaa waxa uu qiray in mashruucaasi aanay suuragal ahayn inuu hirgalo kaddib markii 8 ka mid ah 12-kii kooxood ee bud-dhigga u ahaa tartankaasi ay isaga baxeen, kuwaas oo 6 ka mid ah ay ka dhisan yihiin waddanka Ingiriiska, kooxda Inter Milan ee Talyaaniga iyo kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan waddanka Spain.

Iyadoo ay haddaba caddahay in tartankaasi uu burburayo, ayaa gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Yurub ee UEFA, Aleksander Ceferin, waxa uu sheegay inuu dib u dhiso midnimada kubadda cagta ee Yurub

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post