837 Views

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Suudaan oo uu dagaal dhexmaray

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Suudaan oo uu dagaal dhexmaray
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 29 2022

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Suudaan ayaa ku dagaalamay deegaanka lagu muransan yahay ee Al-Fashaga, kadibna markii lagu toogtay meel fagaare ah oo lagu soo bandhigay meydadka 7 askari oo Suudaani ah iyo qof rayid ah oo la dilay dhammaadkii isbuucii hore.

Sudan ayaa Talaadadii sheegtay inay dib ula wareegtay qaybo kamid ah dhulkeeda oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Itoobiya.

Goob joogayaal ayaa BBC-da u sheegay in ciidamada Suudaan ay horay u soo galeen oo ay dib ula wareegeen laba xaafad oo ay Itoobiyaanku ku sugnaayeen oo ku yaalla deegaanka lagu muransan yahay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post