864 Views

Dowladda Kenya oo adkeyneysa amniga soohdinta ay la wadaagto dalka Itoobiya kadib dagaalka oo kululaaday

Dowladda Kenya oo adkeyneysa amniga soohdinta ay la wadaagto dalka Itoobiya kadib dagaalka oo kululaaday
____________________________________________________________________________

Arbaco: November 3, 2021

Qoraal kasoo baxey Ciidanka Booliiska dowladda Kenya, ayaa lagu sheegay in ay si dhaw isha ugu hayaan mar xaladaha is badbadalaya, ee lasoo gudboonaatey mandiqadda Bariga Africa.

Waxey fareen booliiska iney ammaanka sugaan, gaar ahaan goobaha dhaca soohdinta ay la wadaagaan dalka Itoobiya.

Waxaa la farey muwaadiniinta Keenyaanka iney taxadar iyo foojigni dheeri ah la yimaadaan.

Sidoo kale, waxaa lagu wargaliyey dadweynaha in dadka ay ka shakiyaan ay ku war geliyaan xarunta booliis ee ugu dhaw.

.BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post