678 Views

3 Qof oo ku Geeriyootay is rasaaseyn ka dhacday Mareykanka.

3 Qof oo ku Geeriyootay is rasaaseyn ka dhacday Mareykanka.
____________________________________________________________________________


Axad: November 7, 2021

Jariidada Newyork Post oo soo xiganaysa booliska ayaa sheegtay in laba qof ay geeriyootay 4 kalana uu dhaawac kasoo gaaray rasaas toogasho u muuqatay markii dambana ay si toos ah iskugu badashay is rasaseen toos ah.

waxaana si doo kale lagu soo waramayaa in Sedex haween ay weerarkaasi ku geeriyootay.

Booliska waxa ay sheegen inaysan wali bilaabin baaritaanka cida ka dambeysay balse ay dadkii dhaawaca kula ordeen cisbitaalka magaalada Newyork ee dalka Mareykanka.

Inta badan waxaa Dalka mareykanka ka dhaca is rasaaseen noocaan oo kale ah iyadoona ay ku geeriyoodaan dad badan .

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post