2145 Views

Akhriso Magacyada:-Aqal Sare oo soo saaray liiska wafuuda loo dirayo maamul Goboleedyada

Akhriso Magacyada:-Aqal Sare oo soo saaray liiska wafuuda loo dirayo maamul Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 15, 2018 –  Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdllaahi ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magacyada Guddi Aqalka Sare u xilsaareen xalinta khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in Maamul Goboleedyada loo dirayo guddi laga soo xulay Xubnaha Aqalka Sare.

Guddiga la magacaabey ayaa ka kooban min 10 xubnood:

aqal-ka-sare

.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment