1086 Views

Qasaare ka dhashay Dabkii ka kacay suuqa Ganacsiga ee Degmada Hodan oo gaystay qasaare 100 dukaan oo ku gubtay.

Qasaare ka dhashay Dabkii ka kacay suuqa Ganacsiga ee Degmada Hodan oo gaystay qasaare 100 dukaan oo ku gubtay.
____________________________________________________________________________

.

Axad: January 2, 2022

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iyo qasaare xoogan oo ka dhashay Dab saaka ka kacay suuqa ganacsiga ee Degmada Hodan gaar ahaan xaafadda Seybiyaano ee Magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ay kja dhashaeen halkaas qasaare gaaraya Boqolaal kun oo doolar.,

Goobta dabku ka kacay oo ay soo gaareen gaadiidka dab damiska daminta dabka waxay ku qaadatay ilaa ku dhawaad saacad.

Sidoo kale taasi oo keentay in ay ku gubtaan ku dhawaad 100 dukaan oo kala duwan, waxaana la sheegay in Suuqaasi oo ahaa suuqa looga maarmay Suuqa Bakaaraha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post