450 Views

Is rasaasayn u dhaxeysay ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo ciidamo ka tirsan Ilaalada wadooyinka oo ka dhacaday Magaalada Garoowe

Is rasaasayn u dhaxeysay ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo ciidamo ka tirsan Ilaalada wadooyinka oo ka dhacaday Magaalada Garoowe
____________________________________________________________________________

Axad: November 7, 2021

 Is rasaasayn u dhaxeysay ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash iyo ciidamo ka tirsan Ilaalada wadooyinka ee Taraafiko ah ayaa xalay waxaa uu ka dhacaday Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Rasaasta ayaa ka dambaysay, kadib markii muran ka dhashay Gaari laga xereeyay ciidanka Madaxweyne ku xigeenka ee maamulka Puntland, taasi ayaa keentay in labada ciidan ay isku dhacaan..

Inta la xaqiijiyey Hal askari oo ka tirsan Booliiska Puntland ayaa ku dhintay, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post