744 Views

Al-Shabaab oo sheegteyn Masuuliyadda dilka Wariye C/casiis Afrika

Al-Shabaab oo sheegteyn Masuuliyadda dilka Wariye C/casiis Afrika
____________________________________________________________________________


Axad: November 21, 2021

 
Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo lagu dilay agaasimihii Radio Muqdisho Cabdi Casiis Maxamed Guuleed Africa.

Afhayeenka dhinaca howlgalada ee Al-shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa xaqiijiyey iney ka dambeeyeen weerarkaas.

“Mujaahidiintu waxay caawa fiidkii fuliyeen weerar ka dhacay Magaalada Muqdisho. Weerarkaasoo ahaa camaliyad ishtish-haadi ah ayey la beegsadeen masuuliyiin uu ka mid yahay Cabdi Casiis Afrika” ayaa lagu yiri bayaan uu soo saaray afhayeenka.

Abuu Muscab ayaa intaas ku daray iney muddo dheer ku raad joogeen C/casiis

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post