1410 Views

Dhalinyarada Waceysle oo si kulul uga hadlay Doorashada 3 kursi ee Galmudug taalo.

Dhalinyarada Waceysle oo  si kulul uga hadlay Doorashada 3 kursi ee Galmudug taalo.
____________________________________________________________________________


khamiis: December 9, 2021

Xubna ku Midoobey Midowga Dhalinyarada Waceysle ayaa si kulul uga hadlay Doorashada 3 kursi ee Galmudug taala oo mid ka mid ah Horay loogu doortay yaasiin Farey Ku simaha Taliyaha NISA, balse dacwad laga gudbiyay.

dhalinyaradaan ayaa u midoobay in aan la boobin kuraasta kala ah Kursiga HOP067, HOP064 iyo HOP#137 oo beesha wacaysle ay galmudug ku leedahay islamarkaana Fedraalka imaanaya.

Sidoo kale Baaq ayay udireen Ra’isul Wasaare Rooble waxayna ugu baaqeen in laga fiirsado in la boobo kuraasta beesha waceysle ee fadraalka ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post