948 Views

Hay’adda Qaramada Midoobay oo sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan waxbarashada carruurta

Hay’adda Qaramada Midoobay  oo sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan waxbarashada carruurta
____________________________________________________________________________


Sabti: December 11, 2021

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhallaanka ayaa sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan sidii ay carruurtooda u heli lahaayeen waxbarasho tayo leh halkii ay waxbarashadaasi bilaash ka ahaan laheyd.

UNESCO ayaa xogtaasi ku sheegtay warbixintii ugu dambaysay ee la socodka waxbarashada caalamka ee ay shalay shaacisay.

Dalka Kenya ayaa ka mid ah dalalka qarashka waxbarashada uu aad u sareeyo waxaana jira qoysas Soomaali ah oo lacago badan ku bixiya waxbarashada caruurtooda.

Warbixin umuurtaasi ku saabsan waxaa diyaariyay weriyaha BBC-da Axmed Mursal Xuseen

 Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post