969 Views

Ahlusunna oo wadada u gashay Gurmad ka yimid B/weyne iyo Taliyihii Ciidanka gurmadka y.

Ahlusunna oo wadada u gashay Gurmad ka yimid B/weyne iyo Taliyihii Ciidanka gurmadka y.
____________________________________________________________________________

Sabti: October 23, 202

Wararka ka imaanaya magaalada matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Xooga Dalka oo ka yimid magaalada B/weyne ay Ahlusunna wadada u galeen.

Ciidamadan oo watay gaadiidka Dagaalka ayaa la sheegay in dhaawac Culus uu soo gaaray Taliyihii Ciidanka gurmadka ahaa ee ka yimid magaalada Baledweyne ee maamulka Hirshabelle.

Wararka ayaa sheegaya in Taliyahan lagu magacaabo   Baakaay waxaana la sheegay in uu soo gaaray dhaawac Culus, waxaana dhaawaciisa loo soo qaaday B/weyne.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post