492 Views

Dab khasaare baaxad leh gaystay oo ka kacay suuqa degmada Dooloow ee Gobolka Gedo

____________________________________________________________________________

Axad: December 12, 2021

Wararka naga soo gaaraya degmada Dooloow ee Itoobiya ayaa sheegaya in qasaare hantiyeed oo badan uu geystay dab xooggan oo gelinkii dambe ee shalay ka kacay suuq ganacsi oo halkaas ku yaalla.

Goobta ganacsi oo uu dabka ka kacay ayaa waxaa lagu iibin jiray raashiin, dhar, alaabta bagaashka, qalabka baabuurta iyo kuwa kale.

Daahir Bile Salaat, waxaa uu kamid yahay dadka suuqaasi ganacsiga ku lahaa, waxaa uu dabka qabsaday afar tukaan oo kala duwan oo uu lahaa, khasaaraha soo gaaray ayay BBC-da ka wareysatay

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post