1017 Views

kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo uu u sharxnaa C/raxmaan C/shakur oo uu isku soo taagay General Indhacadde

kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo uu u sharxnaa C/raxmaan C/shakur oo uu isku soo taagay General Indhacadde
____________________________________________________________________________


Isniin: December 13, 2021

 General Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ayaa maanta si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan kursi kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

General Indhacadde ayaa isku soo taagay kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo uu hadda ku fadhiyey ganacsade Saciid Nuur Gariish, oo aan diyaar u aheyn inuu u tartamo kursigaan.

Sidoo kale Kursiga uu hadda isku soo sharaxay Indhacadde ayaa waxaa horey usoo baxay warar sheegaya in Beesha iska leh kursiga ay siisay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post