1314 Views

Al-Shabaab oo sheegtay inay si buuxda ula wareegeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Al-Shabaab oo  sheegtay inay si buuxda ula wareegeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo
____________________________________________________________________________


Isniin: December 20, 2021

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay si buuxda ula wareegeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Warar lagu daabacay Baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in wax dagaal ah uusan ka dhicin degaanka balse ay isaga baxeen Ciidamada Maamulka Jubbaland oo gacanta ku haayay.

Saraakiisha Cidamada Maamulka Jubbaland ayaan weli ka hadlin Warka kasoo baxay Al-Shabaab ee lagu sheegay inay la wareegeen degaan  Yaaq-Raar oo u dhow Magaalada Kismaayo.

Inta badan degmooyinka iyo degaannada Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa mararka qaar ku dagaalama Ciidamada Jubbaland & kuwa Kenya oo dhinac ah iyo Ururka Al-

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post