876 Views

Rooble oo u tacsiyeeyay Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Geeridii ku timid Cabdullaahi Cosoble Siyaad

Rooble oo u tacsiyeeyay Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Geeridii ku timid Cabdullaahi Cosoble Siyaad
____________________________________________________________________________

Isniin: December 20, 2021

Raisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Tacsi u diray, Eebbe ha u naxariisto Wasiir hore Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo maanta ku geeriyooday Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta.

Rooble ayaa sheegay in uu uga Tacsiyeeynayo geeridiisa ugu horayn qoyskiisa oo uu ugu horreeyo Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, Asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale Rooble ayaa alle uga baryay Marxuumka Jannadii Firdowsa Allaha ka waraabiyo Marxuumka, ehelkiisana Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post