801 Views

Lacagta Liirada Turkiga oo dib u soo ceshaneysa qiimaheeda

Lacagta Liirada Turkiga oo dib u soo ceshaneysa qiimaheeda
____________________________________________________________________________

Axad: December 26, 2021

Kaddib marki ay bilihi lasoo dhaafay lumisay qiimo aad u sarreeyay, ayay todobaadkaan lacagta Liirada Turkiga konton boqolkiiba qiimaheedu kor u soo kacay marka loo eego sarrifka lacagta doollarka.

Sare u kacan taariikhiga ah ee Jimcihi ku dhacay Lirada ayaa timid kaddib marki ay dowladda Turkiga suuqa gelisay balaayiin doollar Mareykanka ah, iyo sidoo kale ballanqaadyo la xiriira in dowladda kabeyso lacagaha dadka uga lumo marka ay soo xareeyaan doollarka oo ay qaadanayaan liirada.

Sidoo kale bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa cirka isku shareeray lacagta Dalkaasi turkiga oo keentay sicir barar baahsan oo ku yimid dalkaasi Turkiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post