624 Views

Taliska Booliska maamulka Galmudug oo ku wareejiyay Gaari laga so dhacay Maamulka Puntland

Taliska Booliska maamulka Galmudug oo ku wareejiyay Gaari laga so dhacay Maamulka Puntland
____________________________________________________________________________

Khamiis: January 6, 2022

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay Deeganada Maamulka Puntland kaas Oo lugu heystay Deeganada Dowlada Goboleedka Galmudug.

Goobta lugu wareejinayay  Gaarigaan ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan iyo Dhigiisa Puntland Maxamuud cabdi Nuur ,Saraakiil Ciidan oo kawada tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Sidoo kale arintaan ayaa waxay Noqonaysaa horumar maamulada Galmudug iyo Puntland ka sameeyeen iska warqabida labada dhinac oo sanado ka hor aan ahayn sidaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post