1539 Views

Uhuru Kenyatta iyo Dr Abiy Axmed oo ku kulmay Moyale

Uhuru Kenyatta iyo Dr Abiy Axmed oo ku kulmay Moyale
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 9, 2020 – Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ra’iisalwasaare Dr Abiy Axmed ku qaabilay magaalada xuduuda ee Moyale ee ku taala ismaamulka Marsabit.

Laba hoggaamiye ayaa lagu wadaa inay daaha ka furan mashruuc halkaas laga hirgeliyay.

Labada dal ayaa waxa ka dhexeeya xiriir qabow iyada oo ay labada hogaamiye ay marar badan horay u kulmeen, balse kulankaan ayaa qabsoomaya xilli aad muhiim u ah.

Boqolaal qof ayaa lagu dilay iyada oo ay kumanaan kalana ay ka barakaceen golka Tigray.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho`

____________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post