2115 Views

Goobaha laga guro maydiga iyo beeyada ama luubaanta ee Deegaanada Puntland.

Goobaha laga guro maydiga iyo beeyada ama luubaanta ee Deegaanada Puntland.
____________________________________________________________________________

isniin: January 10, 2022

BBC-da ayaa booqatay goobaha laga guro maydiga iyo beeyada ama luubaanka ee qeybo ka mid ah dhulka dowlad goboleedka Puntland.

Maydiga Puntland waxa uu ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah ee dhulkaasi alle ku manaystay, kaas oo ay si joogto ah uga faa’iideystaan dadka deegaanka

Haddaba sidee ayaa geedahani looga dhaliyaa xabagda? sidee loo kala leeyahay?, qaab noocee ayaana loo nacfistaa?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post