708 Views

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday oo jeediyay caawa Qudbad la soo duubay, Macno aan ku fadhin daawo

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday  oo jeediyay caawa Qudbad la soo duubay, Macno aan ku fadhin daawo
____________________________________________________________________________

Isniin: January 10, 2022

 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa jeediyey khudbad xasaasi ah oo aad loo sugaayey, oo uu uga hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka oo aad u qasan iyo arrimaha doorashooyinka dalka.

Farmaajo ayaa si lama filaan ah u taageeray go’aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee shalay lagu soo geba-gebeeyey Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay madax goboleedyada inay fuliyaan heshiiska lagu gaaray.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post