831 Views

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo gaaray deeganka Farlibaax

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo gaaray deeganka Farlibaax
____________________________________________________________________________


Axad: January 16, 2022

Wafdi uu hor kacayay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa gaaray deeganka Farlibaax oo magalada Beledweyn u jira masaafo dhan 45KM dhanka galbedka.

Guddomiyaha ayaa intii uu safarka kusii jiray waxa uu simaray kudhawad 10 tuulo waxa uuna ka xog wareystay bulshada saameynta ay kuyeelatay abaaraha ka jira deeganada.

Bulshada ayaa sheegay in ay ugu darantay biyo yari aad uxoogan oo deegaanadaas soowajhay madama ay inta badan gureen ceelashii ay biyaha kaheli jireen iyo daaqsinka deegaanada miyiga ah oo aad u yaraaday

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post