570 Views

Qasaare ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Gabiley xalay fiidkii

Qasaare ka dhashay Shil gaari  oo ka dhacay duleedka bari ee Gabiley xalay fiidkii
____________________________________________________________________________


Axad: January 16, 2022

Shilkaan oo ka dhacay duleedka bari ee Gabiley xalay fiidkii , ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay in ku dhaw Todoba qof sida ay shegeen ciidanka Dab-demiska gobolka Gabiley

Ciidamada ayaa dadkii ku dhawacmay shilka gaari gaarsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Gabiley, waxana la shekay in qaar kamid ah dhawacyada soo gaaray dadka, ay culus yihiin halka qaarna ay fudud yihiin, iyadoona ilaa hatan ay la tacaalayaan Dhakhaatiirta xaaladooda cafimaad.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari kuwaa oo kala ah  gaadhi Xaajiyad ah oo ay leedahay dawlada hoose Hargeysa iyo gaadhi Noah ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post