1131 Views

Ciidamada ammaanka oo saakay xiran wadooyinka Muqdisho.

Ciidamada ammaanka oo saakay xiran wadooyinka Muqdisho.
____________________________________________________________________________

khamiis: January 27, 2022

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho.

Wadooyinka ay xireen ayaa waxaa ka mid ah wadada soo gaasha taalada daljirka Daahsoon, isgosyaka Ceelgaabta iyo qaar kale.

Ma cada sababta ay ciidamada u xireen wadooyinka Magaalada Muqdisho, balse wararka qaar ayaa sheegaya in maanta magaalada Muqdisho lagu dooran doono seddex kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka imaanaya gobolada Waooyi ee Soomaaliland,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post