504 Views

Xulka qaranka Masar oo u gudbay nus dhamaadka Koobka Qaramada Afrika

Xulka qaranka Masar oo u gudbay nus dhamaadka Koobka Qaramada Afrika
____________________________________________________________________________

Isniin: January 31, 2022

Masar ayaa u gudubtey ciyaarta nus dhamaadka ee koobka Qaramada Afika, kaasoo ka socda dalka Cameroon.

Kooxda Morocco ayaa ka hartey koobka Qaramada Afrika, iyadoo ay Masar ku garaacdey 2-1.

Waxey la ciyaari doontaa kooxda xulka qaranka Masar, kan kale ee martida loo yahay ee xulka qaranka dalka Cameroon khamiista inagu soo fool leh.

Maxamed Saalax ayaa u dhaliyey xulka Masar goolka barbar dhaca, kadib markii uu Sofiane Boufal uu gool kulaad xili hore u dhaliyey xulka qaranka Morocco.

Salah ayaa markaas door weyn ka qaatey goolkii labaad ee Masar uu u dhaliyey Trezeguet, kaasoo dhaliyey goolkii guusha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post