741 Views

Rooble oo ku bogaadiyay Madaxweyne Laft-gareen soo saarista jadwalka doorashada

Rooble oo  ku bogaadiyay Madaxweyne Laft-gareen  soo saarista jadwalka doorashada
____________________________________________________________________________

.

Axad: AUGUST 1, 2021  2021

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laft-gareen soo saarista jadwalka doorashada iyo liiskooda musharixiinta Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Ra”iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidookale waxaa uu u rajeeyay dowlad goboleedka Koofur galbed iney doorashada ku qabsiinto jawi nabdoon oo hufan.

Dowlad goboleedka Koofur galbeed soomaaliya ayaa shalay soo saaray liiska musharixiinta u tartama kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhamaan xubnahaasi aysan ku jirin kuwii hore islamarkaana kuwa liiska kasoo muuqday ay yihiin kuwa ku cusub maslaxa siyaasada dalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post