603 Views

Gabadh 10 jir oo milyandheer ah, rabtana in ay shan sano kadib shaqada ka fariisato

Gabadh 10 jir oo milyandheer ah, rabtana in ay shan sano kadib shaqada ka fariisato
____________________________________________________________________________


khamiis: February 3, 2022

Pixe Curtis oo wali ku dhiganeyso dugsiga hoose, waa gabadh Australian ah oo 10 jir ah, Waxay sheegtay in ay qorsheyneyso in ay hesho lacag ku filan inta noolasheeda ka dhiman oo ay hawlgabka milyaneer ah noqoto iyadoo da’deedu ka yar tahay 15 jir. Pixie Curtis oo 10 jir ah ayaa aasaatay shirkad iibiso alaabada ay ku ciyaaraan caruurta taas oo durba faa’iido weyn usoo kordhinaysa. Iyada oo gacan ka heleysa hooyadeed, Roxy Jacenko, Pixie waxay aasaastay shirkadda ay bilaabeen sannadkii hore,faidadi ugu weyned waxay heeleen 48-kii saacadood ee ugu horeeyay marka kudhawaaqeen in ay fureen shirkadaasi.

Gabadana 10 jirka aah ee lagu magaacaabo Pixie waxay horey u lahayd ganacsi kale, “arrow Pixie” oo ah shirkad waxyaabaha timaha lagu qurxiyo sameyso oo hooyadeed ay furtay markii ay yarayd. Waxay tiri “qoyskeyga waxay igu kaftamin jireen in aan waligey shaqeyn doono laakin hada waxaan shaqada kafiirsandoona anigoo miliyeneerad ah “

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post