2382 Views

Guddiga Doorashooyinka oo shahaadooyin KMG guddoonsiiyey 5 xisbi siyaasadeed

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 11, 2018 – Munaasabad Maanta lagu qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxaa Gudiga doorashooyinka Qaran ayb Shahaadooyinka KMG ah guddoon siiyeen  Shan  Xisbi siyaasadeed oo dalka ka jira

Xisbiyada Maanta Shahaadooyinka la siiyey ayaa  ku biiraya 10 xisbi oo horay Guddiga doorashooyinka Shahaadooyin u siiyeen,si ay Sanadka 2020 uga qeyb qaataan doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xisbiyada Maanta Shahaadooyinka KMG ah la guddoon siiyey.

1:- Xisbiga Shaqsiyadda iyo Wadaniyadda Soomaaliyeed waxaa guddoomiye ka ah Maxamud Maxamed Muuse

2:-Xisbiga Cadaalada iyo Badbaada Soomaaliyeed waxaa guddoomiye ka ah Maxamud Macalin Nuur

3:-Xisbiga Damiirka iyo Soomaalinimada iyo Horumarka waxaa guddoomiye ka ah Maxamed Macalin Xasan

4:- Xisbiga Hal-Qaran waxaa guddoomiye ka ah Maxamed Macalin Cali

5:- Xisbiga Dadka Soomaaliyeed waxaa guddoomiye ka ah Cabdirashid Maxamed Cali.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment