1932 Views

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Iyo Xisbiyada

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Iyo Xisbiyada
____________________________________________________________________________

KMuqdisho | QOL | May 02, 2019 – ulanka golaha wasiirada xukuumadda fedraalka ah ee Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid aan cadi aheyn waxaana ay ku an sixiyeen sharciyo muhiim ah oo laga sugayay waqti dheer.

Kulankaan oo uu shir gudoomiyay ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaatay waqti dheer iyada oo ugu dambayntii lagu meel mariyay sharciyada Doorashooyinka iyo kan axsaabta dalka.

 

Muddooyinkii dambe siyaasiyiin fara badan ayaa ku dhaliilay dowladda fedraalka in aysan diyaarin sharciyadaan iyada oo ay dowladdu ay shaqeynayso muddo 2-sana ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment