960 Views

Fariinta Musharax Xildhibaan Saadaq C/laahi Cabdi oo u taratamaya Gudoomiyaha Golaha Shacabaka

Fariinta Musharax Xildhibaan Saadaq C/laahi Cabdi oo u taratamaya Gudoomiyaha Golaha Shacabaka
____________________________________________________________________________

Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka bisha April 2022, waxaan si rasmi ah uga dhawaaqayaa inaan ahay musharax u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Barlamaanka 11aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Waxaan leeyahay khibrad badan oo dhanka dowlad dhisida ah, waxaana shaqada dowladda soo bilaabay 20 sano ka hor, anigoo 2002dii noqdey Xoghayahii Golaha Wasiiradda ee Dowladdii KMG ee Carta lagu soo dhisey, sidoo kale 3 sano ka hor waxaan ahaa wasiirkii Howlaha Guud & Dib u dhiska Soomaaliya.

Barlamaanka waa institution ama haykalka dowladeed ee ugu miisaanka & masuuliyadda culus ee dalkeena, waxaana igu dhalisey in aan xilkaan culus ee Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya isu soo taago sababahaan hoos xusan iyo kuwa kale oo khudbadeyda oo faahfaahsan barlamaanka hortiisa ka jeedin doono:

๐Ÿ. ๐ˆ๐ง ๐๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ, ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐š๐š๐ง, ๐๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ฎ ๐š๐ก ๐š๐ฆ๐ง๏ฟฝ๏ฟฝ๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š.

๐Ÿ. ๐ˆ๐ง ๐ฅ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐ซ๐ง๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข-๐๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š.

๐Ÿ‘. ๐ˆ๐ง ๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ช๐š๐›๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ช๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ญ๐ข๐ข ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐ฃ๐ข๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐š, ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ง๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐ž๐ž๐ง๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐จ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ฌ๐š.

๐Ÿ’. ๐ˆ๐ง ๐›๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ ๐จ๐ฅ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐ง๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง, ๐ฅ๐š๐ง๐š ๐ฃ๐š๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐ž๐ž ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก.

Waxaan weydiisanayaa dhamanaan xildhibaanada sharafta ee Golaha Shacabka DFS in ay igu taageeraan in aan soo celiyo kalsoonidii baarlamaanka oo ah hayโ€™adda ugu muhiimsan dowlad dhiska dalkeena, si looga hortago in ay isku milmaan hayโ€™adaha dastuuriga ah ee Jamhuuriyada.

Ugu dambeyntii, waxaan idiin balanqaadayaa:

In barlamaanka uu noqdo golle si dhab ah u metala shacabka Soomaaliyeed, iyo inaan Gudoomiye u noqon doono dhammaan xubnaha Golaha Shacabka balse aan noqon doonin Gudoomiye koox gaar ah.

Wa Bilaahi Towfiiq

Mahadsanidiin.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post