1053 Views

Ciidamada ammaanka Jubbaland oo Howlgalo ka bilaabay Kismaayo..

Ciidamada ammaanka  Jubbaland oo Howlgalo ka bilaabay Kismaayo..
____________________________________________________________________________

 Feb 16, 2021

Wararka ka imaanaya saakay  Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada ammaanka ee Jubbaland ay ka sameeyeen howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee magaalada.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay qabteen toboneeyo dhalinyaro ah kuwaasi oo ay sheegen in ay ku wadaan baarritaanno ciiddii ku cadaatane falalka la xiriira al-shabaab ay maxkamad soo taajin doonaan.

Xogta ayaa intaasi sii raacisay in laamaha ee jubbaland beryahaan dhaliilo loo jeedimnayay kaddib markii dilal qorsheysan iyo qaraxyo dad ay waxyeelo ay kasoo gaareen ay ka dhaceen kismaayo sidaane ay keentay howlaha barritaannada.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post